Shaqo Tayo leh iyo da'daal
Waxaan qabanaa shaqooyinka qodista ceelbiyoodyada ee lagu kalsoonaan karo anagoo adeegsaneyna qibradeena fog iyo awooda qalabkeena, Waxaa diiradda saarnaa tayada iyo raalli ahaanshiyaha macaamiisha, waxaan hubinnaa 100% in ceel kasta loo dhiso si uu u noqdo mid Biyo macaan oo anfac waaro. Ku kalsoonaanta inaan qodno ceel qoto dheer oo aan keenno ceel tayo sare leh!
Wardheere well drill company
Waxaan bixinnaa howlaha Ceel qodista ee baaxadda weyn iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah oo loogu talagalay qodista dhulka si hufan oo lagu kalsoonaan karo. Kooxdayada khibrad leh waxay xaqiijinaysaa qodista saxda ah iyo mid waxtar leh, iyadoo la isticmaalayo tignoolajiyada ugu dambeysa si loo daboolo baahiyaha kala duwan.
Adeeg Baaxadda Weyn
Qalab Casri iyo Tignoolajiyada Sare
Koox Khibrad Leh
BIYO MACAN
Qodista ceelal biyo Nadiif, Macaan leh na qoto dheer.
Somalia
Mogadishu, Afgooye,Balcad, Baladweyne,Galkacyo ilaa Hargeysa
Kormeer iyo Caymis
Waxa aanu bixinaa kormeer iyo caymis 100% dhamaystiran si loo hubiyo in dhammaan howlaha qodista ay waafaqsanyihiin heerarka.
Maxaad Nagu Dooranaysaa?
Waxaa nagu soo xulanaysaa adeegyadeena ee ceelqodista heerka sare ee lagu kalsoonaan karo.
